Xildhibaan Mucaarad ah oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey qiyaano Qaran

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa Madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay Ciidamada Itoobiya u adeegsaneyso Doorashooyinka maamulka Jubbaland, ayna lasoo baxday weji cusub oo uu ku tilmaamay khiyaano Qaran. Xildhibaan Fiqi oo taageersan Axmed madoobe ayaa sheegay in isku day kale oo Qiyaano Qaran ah shalay galab lagu fashiliyey Kismaayo, kadib markii ciidamo Kumaandoosta Itoobiya ka … Continue reading Xildhibaan Mucaarad ah oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey qiyaano Qaran